Ciidamada Kenya oo Qaraxyo ku bur buriyay Xarumo Shirkada Hurmuud leedahay (Daawo Sawirada)

Ciidamada Kenya ee ku sugan Gobollada Gedo iyo Jubbooyinka oo weli sii wada dhibaatada ay ku hayaan Dadka ku nool Gobolladaasi ayaa  gubay qaraxyana ku burburiyay Xarumo isgaarsiineed oo Shirkadda Hormuud ku leedahay Degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo. Wararka aan ka heleyno deegaankaasi ayaa sheegaya in Ciidamadan oo wata gaadiid dagaal ay qaraxyo gabi … Continue reading Ciidamada Kenya oo Qaraxyo ku bur buriyay Xarumo Shirkada Hurmuud leedahay (Daawo Sawirada)